GABAYO:
»Gabay:
Guutada Hargeysiyo maxaa Gaalo Nabadeeyay | Xasan
»GABAY:
Cajaladahan lasoo duubayee noo cuntami waayey | c/naasir
»GABAY:::
HURGUMO: tiriyey Mursal Siciid Cali Waraabe
»GABAY::
Gumaad iyo
Gedood | C/naasir
»GABAY:::
Ceelkii Hargaysaad | Dhagaafe
»Gabay:
Sheikh lagu silac-dilyeeynayo Xabsiga Hargeysa |Dailaaf
»Gabayo
ku socda Abshir Bacadle | C/raxman
& Cabdalle
»Gabayga: Hungo
| Waxaa tiriyey Xiirane
»GABAY uu soo
tebiyey Axmed Cabdi Geele
Halkan ka
dhegeyso Gabayga Bacadle ka tiriyey Jirdilka Xabsiga
Maqaallo:
»HADDAAN
TOL WAAYEY MUSLIMNA MA WAAYEY! | eelay
»Maamulka Somaliland oo Ogolaaday in Xabsiga Lagu Booqdo Sh.
Maxamed Ismaaciil
»Daahir Riyaale oo loogu Baaqay Siidaynta Culimada
»KULMIYE
Iyo Jawaanow Intaa Waa La Idiinka Han Weynaa
»Siyaad Barre
iyo Somaliland ha loo Garsooro!!
»Xildhibaan
Maxamed Jaamac oo Ku Eedeeyey Wasiirka
Daakhliga Inuu Reer Sool U Gaar Yeelay Cajaladda Videoga
»DULMIGA MAAMULKA SOMALILAND | Faysal
»Warsaxafadeed
Wasaaradda Arrimaha Debeda ee Somaliland
»Jawaabtan
sii Bacadleh |
»Culima
awdiinkii ma waxaa laga dhigay mid dhintay, mid..
Wasiir
Ku Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Yuusuf Ciise
Tallaabo oo sheegay in ay xabsiga ugu tageen kulmeen Sh. Maxamed
Ismaaciil ayaa sharaxaad ka bixinaaya Su'aalo ay ka weydiiyeen
Sh. Maxamed
jiritaanka Cajalad Video oo isaga lagu jidh dilaayo iyo wuxuu
ugu jawaabay wuxuu yidhi " Waxaanu Weydiinay Seddex Su'aalood oo
kala ahaa 1. Maxamedow Ma jirtaa in lagu jidh dillay? wuxuu ku
jawaabay Haa Waa La I Jidh Dilay, Waxaanu weydiinay Maxaa lagugu
dili jiray? wuxuu yidhi Suun ayaa la igu garaaci jiray isagoo
farta ku fiiqay Suunka nooca Ciidanka oo meesha yaallay, iyo
aalad kale oo ah ayuu yidhi laydh yar oo jac kaa siinaaya, Waxaa
kale oo aanu weydiinay yaa ku dili jiray? wuxuu ku jawaabay Dad
Madaxa Duuban. Waxaanu weydiinay Maxaad wakhtigaasi oo dhan u
qarinaysay ee aad u sheegi wayday? wuxuu ku jawaabay Cajaladda
Video-ga ah ayaa dhinaca Xukuumadda ku maqnaydo intay ka soo
baxayso ayaanu sugaynay.!"..
AKHRI....
»JIRDILKA
SH. MAXAMED WAA XAQIIQO DHABA OO KAJIRTA
»Mudaharaad looga soo horjeedo Jirdilka Xabsiga Hargeysa..
»HARGEYSA INTAAN LA ROGIN HALAGA GAARO!!
| SH. Idris
»Midowga
maxkamadaha ayaa ugu baaqay Somaliland in ay sii dayso
»Tolo'ay
Abshir Bacadlow... | Cali
»Waa
Sidee Aragtida Xisbiga UCID Ee Jidh Dilka Sh.Maxamed
»CAJALADU
MA DHABA MISE WAA DHOOBDHOOB?
»Abwaan
Bacadle Oo Gabay Ka Tiriyay Tacadigii Sh. Max’ed Sh. Ismaciil
»Sh. Xasan
Turki oo Ballan Qaaday inay Xabsiga Hargeysa ka soo dayn
»Jirdilka
soomaaliland iyo cunno raaca... | Koronto
»Kuwo Raali
Galinta Alle Weyne Ka jeclaaday Rali galinta Ethopia iyo..
»Jidhdilka
culimada iyo hiddo raaca maamulka somaliland
| Khadar
»Baaq
ay Culimada Badhan ka soo saareen Jirdilka Culimada Hargeysa
»Nidaamka
Riyaale oo halkii kasii wada falalkii ka dhanka ahaa Islaamka
»Xabsiga
Hargaysa: Cadaabtii Aan Kasoo Noqoshada Lahayn... | Cabdi
»Mudaharaad
Xoogan oo ka dhacay Ceerigaabo
»Hubso: Ma jidhdil wadaad mise fidno abuur? | Cige
»Culimada
Hargeysa ku Xidhan
Faafin: SomaliTalk.com | Oct 8, 2006

|